• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991): (Somali Edition)

GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991): (Somali Edition)

Paperback

Series: Somali Edition, Book 1

General World History

ISBN10: 1513659898
ISBN13: 9781513659893
Publisher: Lightning Source Inc
Published: Jun 3 2020
Pages: 408
Weight: 1.31
Height: 0.91 Width: 5.98 Depth: 9.02
Language: English
Buuggan Galalaati waxa uu si qumman u lafagurayaa dawladnimadii Jamhuuriyaddii soomaalida ee curatay 1960, burburtayna 1991, goortii ay burburtay, sidii ay u burburtay iyo wixii burburiyey. Waxa uu isweydiinayaa soddonka sano marka saddex tobnaad loo qaybiyo, tobanka si gaar ah loogu tiriyo burburka: Ma tobankii hore, ma tobankii dhexe mise tobankii u dambeeyey? Waxa kale oo uu innagu baraarujinayaa saddex xilli oo dawladnimada soomaalidu burburtay balse aan dhug loo yeelan, ayse tahay in dib loo milicsado oo looga tusaale qaato hagaajinta timaaddada.

Also in

General World History