• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal

Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal

Hardcover

General Political Science

ISBN10: 1912411822
ISBN13: 9781912411825
Publisher: Looh Press Ltd
Published: Apr 30 2024
Pages: 308
Weight: 1.52
Height: 0.75 Width: 6.69 Depth: 9.61
Language: Somali
Galmudug waxay ku taalaa bartamaha Soomaaliya waxaana dega dhamaan qabaa'ilka Soomaalida. Laga soo billaabo sanadkii 2007-dii, markaan ku soo biiray Siyaasadda Soomaaliya ilaa iyo bartamihii 2020 ka, waxaan ka shaqeeyay ee dhinaca siyaasadda, si Xogogaal ahaan ah baan buuggan ku falanqeyni. Sidoo kale buugga waxaa ku xusan dagaalladii sokeeye, shirarkii dib-u-heshiisiinta, ururdiimeedyadii dowladihii ku-meelgaarka ahaa ee ay kala hoggaaminayeen madaxweynayaashii kala duwanaa sida; Cabdiqaasim Salaad Xasan, Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud, Maamulladii kale oo dalka ka jiray iyo Urur Diimeedyadii jiray waqtiyadaas.

1 different editions

Also available

Also from

Cabdi Carrabey, Maxamed Xaashi

Also in

General Political Science