• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha (Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub)

Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha (Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub)

Paperback

Other African Languages

Publisher Price: $20.00

ISBN10: 1912411636
ISBN13: 9781912411634
Publisher: Looh Press Ltd
Published: May 8 2023
Pages: 268
Weight: 0.95
Height: 0.56 Width: 6.69 Depth: 9.61
Language: Somali
Waxaa la oran karaa walibana lagu faani karaa hal-abuurka dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed asaaggood way ka firfircoonaadeen, qayrkood way ka dheereeyeen. Qoladaan oo ay ku yaryihiin inta ku abtirsata tacliinta waxay dhabarka u riteen xil aan looga baran hal-abuurka noocooda ah dalalka kale. Waxay xambaarsadeen xilii garwadeenimada ama hoggaaminta fekerka bulshada ...Tani waa xaqiiqda jirta oo qof kasta la taabsiin karo...Waa in aan qirnaa in ay duulkani noo ceebastureen.

Also from

Macallin, Maxamed Xuseen

Also in

Other African Languages