• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Cutubka 29aad Tabaarak

Cutubka 29aad Tabaarak

Paperback

Series: Turjumaadda Macnaha Quraanka, Book 29

Islam

ISBN10: 9198442163
ISBN13: 9789198442168
Publisher: Eurosom Books
Published: Oct 11 2022
Pages: 82
Weight: 0.22
Height: 0.21 Width: 5.83 Depth: 8.27
Language: Somali

Turjumaadda Jus Tabaarig waa kitaabkii 2aad ee turjumaadda Quraanka kariimka ah. Waa juska 29aad ee kutubka, haddii laga soo tiriyo xagga Awalka, haddiise laga soo tiriyo xagga Aakhirka waa juska 2aad. Waxa uu ka koobanyahay 11 suuradood oo mid mooyaane wada Maki ah. Tirada aayaduhu waa 431 aayadood. Tirada ereyadu waa 2774 erey. Tirada xuruuftuna waa 11 070 xaraf oo Afcarabi ah. Waa daabiciddii 1aad. Turjumaaddani waa dhiganihii 40-aad ee magaca qoraaga ku soo baxa.

Also from

Xirsi Guuleed, Maxamed (Abdibashir)

Also in

Islam