• Open Daily: 10am - 10pm
    Alley-side Pickup: 10am - 7pm

    3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
    612-822-4611

Open Daily: 10am - 10pm | Alley-side Pickup: 10am - 7pm
3038 Hennepin Ave Minneapolis, MN
612-822-4611
Goobjooge: qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf

Goobjooge: qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf

Paperback

General FictionHistorical Fiction

ISBN10: 9198442171
ISBN13: 9789198442175
Publisher: Eurosom Books
Published: Oct 13 2022
Pages: 130
Weight: 0.33
Height: 0.33 Width: 5.83 Depth: 8.27
Language: Somali

Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Goobjooge: Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah:

Also from

Xirsi Guuleed, Maxamed (Abdibashir)

Also in

Historical Fiction